# 64: Hadafkeena bisha Ramadaan
Ladnaan Podcast

# 64: Hadafkeena bisha Ramadaan

2025-02-09
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!Xalqadeena waxaan ka hadleynaa sida aan ku qaabileyno bisha Ramadaan. Waxaan isweeydiinay sedex su'aalo oo aad idinkana isweydiin kartaa.1. Ramadaankaan muxuu kaaga gedisnaan doonaa Ramadanada kale?2. Waa sidee jadwalkaaga Ramadaanka?3. Waa maxay hadafka ugu weyn oo aad jeceshahay in bisha Ramadan ay kuu hirgasho?Heesta horudhaca iyo dhamaadkaba waxaan iskaleh Maslax Mideeye. Waa heesta Hiil loogu wado naafada. Maslax Youtube kiisa ka dhageeyso,...
View more
Comments (3)

More Episodes

All Episodes>>

Get this podcast on your phone, Free

Create Your Podcast In Minutes

  • Full-featured podcast site
  • Unlimited storage and bandwidth
  • Comprehensive podcast stats
  • Distribute to Apple Podcasts, Spotify, and more
  • Make money with your podcast
Get Started
It is Free