Ka Farxi Dadka 6 - Ku Raaxayso Noloshaada
Abubakar Mohammed

Ka Farxi Dadka 6 - Ku Raaxayso Noloshaada

2022-11-05
Qabta 6aad: Ka farxi dadka: In aad xiriir fiican la samaysid bulshada oo qalbigooda soo jiidatid ka farxisid, ayaa ah waddada ugu wanaagsan loo maro ku raaxaysiga nolosha. Qaybtan wuxuu si dhab ah kaaga caawin doonaa: Sida aad farxad ugu abuuri lahayd qalbiyada dadka kale. Sida aad u beddeli lahayd dabeecadaha aan wanaagsanayn. Sida hadalkaaga aad ugu dari lahayd malab si dadka aad u soo jiidatid. Waddada ugu wanaagsan ee lagu qurxiyo wajiga. Sida aad ku noqon lahayd qof dadka oo dhan ay...
View more
Comments (3)

More Episodes

All Episodes>>

Get this podcast on your phone, Free

Create Your Podcast In Minutes

  • Full-featured podcast site
  • Unlimited storage and bandwidth
  • Comprehensive podcast stats
  • Distribute to Apple Podcasts, Spotify, and more
  • Make money with your podcast
Get Started
It is Free