Ha Murugoon 1 (FULL) - Ku Raaxayso Noloshaada
Abubakar Mohammed

Ha Murugoon 1 (FULL) - Ku Raaxayso Noloshaada

2022-10-09
Waxaan marka ugu horreeya ku billaabi doonaa safarkeenna quruxda badan ku raaxaysiga nolosha, in aan daawo u helno muruggada aan dareemayno. Waxaan qaybtan kuugu soo bandhigi doonnaa: Sida aad maskaxdaada uga masaxi lahayd maalmo mugdi ah oo aad soo martay, uguna diyaarin lahayd maalmo nuur badan. Muhiimadda ay leedahay in aad noolaatid HADDA. Sida aad u qeexi (fahmi) lahayd dhibaatada ku haysata. Sida aad ku oggaan lahayd asal ahaan halka ay ka timid dhibaatada. Waxyaabaha aad ku xallin karto...
View more
Comments (3)

More Episodes

All Episodes>>

Get this podcast on your phone, Free

Create Your Podcast In Minutes

  • Full-featured podcast site
  • Unlimited storage and bandwidth
  • Comprehensive podcast stats
  • Distribute to Apple Podcasts, Spotify, and more
  • Make money with your podcast
Get Started
It is Free