Many Australians love rolling up their sleeves and undertaking their own home improvements. But before you grab a hammer or paintbrush, it’s essential to understand the rules and risks so you can renovate safely and legally. - Dadka Australia ayaa qaarkood jecelyihiin inay iyagu si iskood gacantooda ugu dayac-tiraan guryahooda. Waxaase dadka lagula talinayaa inay ogaadaan ama bartaan xeerarka iyo sharciyada, bilaabin dayac-tirka, wax-ku-koprdhinta iwm.