SE02EP15: Ma Dooneysaa Inaad 90 Maalmood Is Beddel Ku Samayso? 🌱
Hab Fikirka Tarmuuska

SE02EP15: Ma Dooneysaa Inaad 90 Maalmood Is Beddel Ku Samayso? 🌱

2025-04-11

                      Bismilaah;

Ma ogtahay in 90 maalmood oo kaliya aad ku beddeli karto maskaxdaada, jirkaaga, iyo ruuxdaada? 🎯

Qaybtan waxaan ku qaadaa dhigaynaa: 
🧠 Hal wax oo maskaxdaada kobcinaya
💪 Hal ficil oo jirkaaga xoojinaya
🕊️ Hal tallaabo oo ruuxaaga sare u qaadaysa

Haddii aad rabto in 90-ka maalmood ee foodda inagu soo haya ay noqdaan kuwii ugu qiimaha badnaa,  halkii saxda ahayd ayaad timid!

Dhagaysi wacan! 🎧

Comments (3)

More Episodes

All Episodes>>

Get this podcast on your phone, Free

Create Your Podcast In Minutes

  • Full-featured podcast site
  • Unlimited storage and bandwidth
  • Comprehensive podcast stats
  • Distribute to Apple Podcasts, Spotify, and more
  • Make money with your podcast
Get Started
It is Free