Waxaa laga wariyey Imaam Cali (cs ) inuu yiri:
“Barta Diintina, ee ha dhaxlina ”
Waxaa qofka muslimka ah la gudboon inuu si wanaagsan u barto diinta Islaamka, ama ugu yaraan uu iska dhiso aqoonta asaasiga ah ee Quraanka iyo sunnada nabiga (NNKH) la xiriirta.
Support the show