===="Bishaaro Wanaagsan", "Heesaha Injiilka", "Ereyada Nolosha" - Luqadaha Ugu Muhiimsan ee Lagu Adeegsaday Soomaaliya / "Good News", "Gospel Songs", "Words of Life" - Main Languages Used in Somalia =

===="Bishaaro Wanaagsan", "Heesaha Injiilka", "Ereyada Nolosha" - Luqadaha Ugu Muhiimsan ee Lagu Adeegsaday Soomaaliya / "Good News", "Gospel Songs", "Words of Life" - Main Languages Used in Somalia =

https://somaligoodnews1.podomatic.com/rss2.xml
4 Followers 77 Episodes Claim Ownership
 ===="Bishaaro Wanaagsan", "Heesaha Injiilka", "Ereyada Nolosha" - Luqadaha Ugu Muhiimsan ee Lagu Adeegsaday Soomaaliya==== (Somali, Carabi Standard, Carabi, Ta'Izzi Yemeni, Yemeni Carabi, Carabi Ta'izzi-Adeni, Carabi Taa'izzi-Adeni Taa'izzi, Carabi Ta'izzi-Adeni Adeni, English, Af Maay, Afar(Afaraf) , Swahili, Talyaani, Baluchi Makrani, Baluchi(Bari), Baluchi(Galbeed):Pakistan,Turkiga, Aweer)  ===== أخبار سارة" ، "ترانيم الإنجيل" ، "كلمات الحياة" - اللغات الرئيسية المستخدمة في الصومال...
View more

Episode List

Episode 105: 3gp.(النسخة العربية) - "هناك شوق في قلوبنا لك يا رب"

Dec 12th, 2021 5:12 AM

(Arabic Version)- "Тhere is a Longing in Our Hearts for You, Oh Lord".3gp

Episode 1: Soomaali - ""Ku martiqaad inaad ogaato Ciise shaqsi ahaan".3gp

Apr 14th, 2021 4:09 PM

"صومالي- "دعوة للتعرف على يسوع شخصياً / "Invitation to Know Jesus Personally" - Somali (Soomaaliga, af Soomaali).3gp

Soomaali - "Qisadii Nabiyadii" - "Allabari Dhiig leh".mp4

Apr 10th, 2021 1:40 AM

Somali - "Prophets' Story" - "Blood Sacrifice" // "الصومالية - "قصة الأنبياء" - "ذبيحة دموية // 1 KORINTOS -- CUTUB 15 1. Walaalayaalow, waxaan idin ogeysiinayaa injiilka aan idinku wacdiyey, oo aad idinkuna aqbasheen, oo aad ku taagan tihiin, 2 .oo aadna ku badbaaddeen, haddaad xajisaan hadalkii aan idinku wacdiyey, haddaydnan micnela'aan u rumaysan. 3. Waayo, markii ugu horraysay waxaan idiin dhiibay waxaan aniguba helay, oo waxa weeye, Masiixu wuxuu u dhintay dembiyadeenna sida Qorniinku leeyahay, 4. waa la aasay isaga, oo maalintii saddexaad ayaa la sara kiciyey, sida Qorniinku leeyahay. 5. Markaasuu Keeyfas u muuqday, markii dambena laba iyo tobankii. 6. Markaasuu wuxuu mar keliya u muuqday kuwo ka badan shan boqol oo walaalo ah, kuwo weli intoodii badnayd ay hadda joogto, laakiin qaar baa dhintay. 7. Gortaasuu Yacquub u muuqday, markaas rasuullada oo dhan. 8. Markii ugu dambaysayna aniga oo dhicis oo kale ah, ayuu ii muuqday. 9. Waayo, anigu waxaan ahay kan rasuullada u liita oo aan istaahilin in loogu yeedho rasuul, waayo, kiniisadda Ilaah baan silcin jiray. 10. Laakiin Ilaah nimcadiisa ayaan ku ahay waxaan ahayba, oo nimcadiisii lay siiyeyna wax aan waxtar lahayn ma ay noqon, laakiin anigu waxaan u hawshooday si ka badan dhammaantood, anigase ma aha laakiin waa nimcada Ilaah ee ila jirtay. 11. Haddaba ha ahaato aniga ama iyaga, sidaasaannu u wacdinnaa oo idinna u rumaysateen.

===="Bishaaro Wanaagsan", "Heesaha Injiilka", "Ereyada Nolosha" - Luqadaha Ugu Muhiimsan ee Lagu Adeegsaday Soomaaliya / "Good News", "Gospel Songs", "Words of Life" - Main Languages Used in Somalia ====

Apr 10th, 2021 1:19 AM

===== "أخبار سارة" ، "ترانيم الإنجيل" ، "كلمات الحياة" - اللغات الرئيسية المستخدمة في الصومال =====

[1]. “CIISE WAA BOQOR” -Waa qasiido Masiixi ah oo cusub oo ay qaadday Fannaanadda codka macaan ee Sucaada Siyaad.

Apr 10th, 2021 1:18 AM

[1]. “CIISE WAA BOQOR” -Waa qasiido Masiixi ah oo cusub oo ay qaadday Fannaanadda codka macaan ee Sucaada Siyaad. This is a new Gospel song by the Somali Gospel singer and evangelist sister Su'ada Siad..3gp

Get this podcast on your phone, Free

Create Your Podcast In Minutes

  • Full-featured podcast site
  • Unlimited storage and bandwidth
  • Comprehensive podcast stats
  • Distribute to Apple Podcasts, Spotify, and more
  • Make money with your podcast
Get Started
It is Free